Lix Kooxood oo u soo baxay Wareega 16-ka ee Champions League kuwaasi oo la xaqiijiyay

Waxa la soo afjaray kulamada 4-aad ee wareega Group-yada tartanka champions League waxana soo badanaya kooxaha goosanaya tigdhkooda wareega 16-ka tartanka.

Inkasta oo ay laba kulan ka hadheen wareega Group-yada hadana waxa jira kooxo haatanba booskooda wareega 16-ka sii xaqiiqsaday kana wal-wali doonin kulamada hadhay.

Waxa jirta 6 kooxood oo haatanba xaqiiqsaday booskooda kadib markii ay natiijooyin fiican ka heleen 4-tii kulan ee ay ilaa haatan ciyaareen.

Halkan Hoose Kaga Bogo Liiska Kooxaha u gudbay wareega xiga iyo Group-yada ay ka gudbeen.

Ciyaaro kala Soco Wararka Ciyaaraha

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*