Home Horyaalka Spain Luka Modric oo heshiis cusub qalinka ugu jiiday kooxda Real Madrid

Luka Modric oo heshiis cusub qalinka ugu jiiday kooxda Real Madrid

0
Luka Modric ayaa ku faraxsan in uu heshiis cusub u saxiixo kooxda Real Madrid.

Halyeeyga khadka dhexe, oo 38 jir ah, ayaa qalinka ku duugay heshiis cusub oo 12 bilood ah xilli ciyaareedka soo socda.

Modric ayaa shalay saxiixay heshiiskiisa waxaana uu soo dhigay baraha bulshada si uu ugu faraxsan yahay inuu sanad kale sii joogo.

Waxa uu soo dhigay: “Gurigeyga, kooxdayda, waan ku faraxsanahay inaan ka sii ciyaaro kooxda ugu fiican adduunka.”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here