Home Horyaalka Spain Macalinka Real Madrid Zidane oo war kasoo saaray Saxiixa Modric iyo Sergio...

Macalinka Real Madrid Zidane oo war kasoo saaray Saxiixa Modric iyo Sergio Ramos

0
Photo Reuters

Tababaraha Real Madrid Zinedine Zidane ayaa doonaya in qandaraaska loo cusbooneysiiyo Luka Modric, Sergio Ramos iyo Lucas Vazquez, kuwaasoo uu u arko inay yihiin mudnaan sare marka loo fiiriyo dhaq dhaqaaq kasta oo ay kula wareegayaan David Alaba.

Inkasta oo uu Zidane diiradda saarayo La Liga , halkaasoo Madrid ay laba dhibcood ka hooseeso Atletico Madrid .

baahida loo qabo in la keeno ciyaartoy heerkoodu sarreeyo sida Alaba ayaa noqon doonta mid deg deg ah haddii aan heshiis cusub lala gelin Ramos.

Kabtanka lala xiriirinayo PSG, Luka Modric iyo Lucas Vazquez ayaa dhammaantood ah wakiilo xor ah, sida Alaba, bishii Juun 2021.

Zidane ayaana aaminsan in Muhiimada la saaro Saxiixa xidigahan marka la eego Dukaameysiga Suuqa Kala iibsiga.

Ciyaaro kala Soco Wararka Ciyaaraha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here