Home Wararka Ciyaaraha Macalinkiisa gaarka ah ee Dusan Vlahovic oo Xaqiijiyay Kooxda uu Doonayo Xidigan

Macalinkiisa gaarka ah ee Dusan Vlahovic oo Xaqiijiyay Kooxda uu Doonayo Xidigan

0

Dusan Vlahovic macalinkiisa gaarka ah ayaa sheegay inay ka wada hadleen mustaqbalkiisa Juventus .

Kahor tababarka xilli ciyaareedka kahor Vlahovic wuxuu la shaqeynayay tabare Uros Domazet. labada nin ayaa isla soo shaqeenayay muddo 10 sano ah.

Domazet ayaa u sheegay TuttoJuve : “Waxaan kala shaqeynayaa kaliya dhinacyada garoonka: xakameynta kubada, farsamada, dhameystirka, sidoo kale wuxuu leeyahay macalinkiisa, laakiin aniga kaliya waxaan kala ka shaqeeyaa kubada.

“Xilli ciyaareed kasta oo ka horeeya xilli ciyaareedka marka aanu haysano wakhti, waxaanu ka shaqaynaa sidii aanu u horumarin lahayn qaybaha ciyaarta.

“Dusan maaha nooca qofka fasax dheer ka qaata tababarka, had iyo jeer wuxuu isku dayaa inuu taam u noqdo, si fiicanna wuu u guulaystaa, wuxuu u baahday wakhti uu kaga soo kabsado xanuunka gumaarka, ka dib waxaan bilownay inaan ku shaqayno kubada.”

Domazet ayaa wax laga weydiiyay wararka xanta ah ee ku saabsan xiisaha PSG iyo Chelsea , Domazet wuxuu ku daray: “Haa, waxaan ka wada hadalnay xoogaa mustaqbalkiisa, waxa kaliya ee aan dhihi karo waa inuu jecel yahay Juventus , wuxuu jecel yahay magaalada Turin, wuxuuna jecel yahay taageerayaasha. wax walba oo ku saabsan naadiga.

“Waxaan aqaanay in ka badan 10 sano hadda, la soo shaqeeyay muddo dheer, waxay ahayd welina waa sharaf inaan xitaa qayb yar ka noqdo sheekadiisa. Waa ciyaaryahan weyn, 

Previous articleManchester United oo ku dhow inay la soo wareegto Andre Onana
Next articleManchester City oo ku hungowday isku-daygeedii ay ku doonaysay inay heshiis cusub ka saxeexdo mid ka mid ah ciyaartoydeeda muhiimka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here