Home Wararka Ciyaaraha Madaxa Sevilla Monchi oo si maldahan u sheegay Cida ku Horeysa Xidiga...

Madaxa Sevilla Monchi oo si maldahan u sheegay Cida ku Horeysa Xidiga Kounde Midkood Chelsea iyo Barcelona

0

Madaxa kooxda Sevilla Monchi ayaa ka dhawaajiyay in Chelsea ay weli dooneyso Jules Kounde kuna horeyso .

Monchi ayaa magacaabay Chelsea oo la hubiyay xilli uu ka hadlayay xiisaha Barcelona ay u qabto daafaca France.

“Xavi wuxuu leeyahay dhadhan fiican inuu rabo (Ronald) Araujo iyo Kounde inay yihiin daafacyada dhexe, ma ahan wadashaqeyn xun. Laakiin ilaa hadda wax xidhiidh ah oo lala sameeyay Barcelona ma jiro , ” Monchi ayaa u sheegay Onda Cero .

“Waan ogahay in Chelsea ay tahay inay raadiso laba daafac dhexe, laakiin xiisaha Kounde wuxuu ka yimid England iyo dalal kale, waa inaan noqdaa faaliyaha si aan u ogaado waxa dhici doona.

“Waxaa jira wicitaanno ka imaanaya meel walba. Kounde waxa uu la midoobay France waxa uuna dheeli doonaa koobka aduunka. 

Waa wax macquul ah in uu jiro daneyn Laga bilaabo maanta, waxa uu ka soo kabanayaa dhaawacii Los Angeles

Previous articlePhilipp oo daaha ka qaaday Dadkii ka danbeeyay ku biirista kooxda Manchester City
Next articleKooxda kubadda cagta Paris Saint-Germain oo shaacisay inay shaqada ka caydhisay tababaraha reer Argentina ee Mauricio Pochettino

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here