Madaxda Arsenal oo ka hadlay heshiiska cusub ee Nketiah

Madaxda Arsenal ayaa kalsooni ku qaba in Eddie Nketiah uu saxiixi doono heshiis cusub.

Ku dhawaaqistii liiska laga fasaxay kooxda kadib, Arsenal ayaa ku dhawaaqday inay wadahadalo heshiis kordhin ah kula jirtay Nketiah.

“Waxayna u maleynayaan in Eddie Nketiah uu mustaqbalkiisa u hibeyn doono Arsenal .”

Xidigan ayaa kamid ah kuwa soo koraya ee saameynta xoogan ku leh kooxda.

Wararka Ciyaaraha

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*