Madaxweynaha Barcelona Laporta oo ka hadlay iibinta Frenkie De Jongee Man Utd iyo Man City

Madaxweynaha Barcelona Joan Laporta ayaan meesha ka saari karin iibinta Frenkie de Jong xagaagan.

Ciyaaryahanka khadka dhexe ayaa diirada u saaran Manchester United iyo Manchester City .

Mustaqbalka De Jong, Laporta waxa uu ahaa mid aan fiicneyn markii uu ka hadlayay Cataluyna Radio .

“Waxaa jira ciyaartoy Barcelona ah oo suuqa laga doonayo, waxaana u sameyn doonaa waxa u fiican Barcelona ,” ayuu yiri.

“Haddii aan ku guuleysano inaan nadiifino dhaqaalaha kooxda, waxaan heli doonaa lacago iyo ciyaaryahano aan iibino.

“Ma garanayo haddii ay jiri doonto iibintaasi ayuu yiri Laporte

Wararka Ciyaaraha

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*