Madaxweynaha Barcelona Laporta oo kula kaftamay taageerayaashiisa Saxiixa Haaland

Madaxweynaha Barcelona Joan Laporta ayaa ku kaftamay u dhaqaaqitaankooda weeraryahanka Borussia Dortmund Erling Haaland.

Laporta ayaa si cad uga hadlay baacsiga Barca ay ku dooneyso xiddiga heerka caalami ee dalka Norway.

Laporta ayaa waqti la qaatay taageerayaasha Barca mid ka mid ah ayaa la maqlay isagoo leh: “Waxaan rabnaa Haaland!”

“waa kuma?” qosol ayuu Laporta ku jawaabay.

Taageeraha ayaa ku jawaabay isagoo leh waa “ciyaaryahanka Borussia Dortmund “.

Taas oo Laporta u dhoola caddeeyey: “waxana uu yiri waa ciyaaryahan aad u wanaagsan!”

Ciyaaro.com Riix Halkan Ku Laabo Qeybta Hore

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*