Home Horyaalka Spain Magacyada 5 ka mid ah saaxiibadii ugu fiicnaa ee Cristiano Ronaldo ee...

Magacyada 5 ka mid ah saaxiibadii ugu fiicnaa ee Cristiano Ronaldo ee Real Madrid

0

Ronaldo waa mid kamid ah xidigaha ugu feecan aduunka waxana uu heerkaas kasoo bilaabay  Manchester United – uu kula guuleestay 3 Premier League , 1 FA Cup, 2 League Cups, 1 Champions League , iyo 5 Ballon d’Or – wuxuu u wareegay kooxda Isbaanishka Real Madrid lacag rikoorka adduunka ah oo ah million 80 million.

Cristiano Ronaldo wuxuu ku guuleystay 2 horyaal oo La Liga ah, afar  Champions League ah, 2 Spanish Super Cups iyo seddex FIFA Club World Cups. Wuxuu sidoo kale urursaday abaalmarino shaqsiyadeed iyo diiwaanno shaqsiyeed, kuwaas oo aad u tiro badan oo aan lasoo koobi karin. Si kastaba ha noqotee, in kasta oo xirfadaha Ronaldo uu yahay mid ka mid ah guuleystayaasha ugu kalsoon ee abid kubbadda cagta.

Qeyb ka mid ah sababihii uu Cristiano Ronaldo ugu soo barbaaray Los Blancos waxaa ugu wacan isaga oo ay taageerayaan asxaab aad u fiican oo saaxiib dhow u ahaa.

bal aan eegno Shanta Saaxiib ee CR7:

5 Xabi Alonso

4 Sergio Ramos

3 Gareth Bale

2 Mesut Özil

1 Karim Benzema

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here