
Manchester City ayaa diiday dalab kaga yimid Chelsea oo ku aadan Raheem Sterling .
Ciyaaryahanka garabka ka ciyaara ee England ayaa bartilmaameed muhiim ah u ah kooxda reer London, iyagoo doonaya inay dib u soo nooleeyaan safkooda hore.
City ayaa laga yaabaa inay tixgeliso Sterling inuu baxo maadaama uusan aheyn ciyaaryahan boos ka heli kara kooxda
Sida laga soo xigtay Fabrizio Romano , Chelsea ayaa dalab ku dhawaad 25 milyan euro ah oo lagu daray waxyaabo dheeri ah ku soo bandhigtay Sterling.
Dakabkan ayaa la diiday iyadoo City ay rabto inay ku laba jibaarto qiimaha si ay ugu qanciso inuu qayb ka noqdo qorshahooda.
Waxa ay sidoo kale doonayaan in ay Arsenal kaga iibiyaan weeraryahanka Gabriel Jesus qiimo la mid ah 55/60 milyan oo Yuuro.
Be the first to comment