Man city oo markale kusoo laabaneysa Raadinta Messi.

Man City ayaa Rabta in ay mar kale si aad ah ugu dhowaato mucjisada barcelona iyo argentina lionel Messi marka la gaaro bisha Abriil sida ay fahansan tahay (ESPN) Kooxda Premier League ayaa rajeynaysa inay ku garaacdo PSG saxiixa xiddigga reer Argentine

Manchester City ayaa sameyn doonta isku day cusub oo ay kaga dhaadhicineyso Lionel Messi inuu ku biiro labada bilood ee soo socota Kooxda Premier League ayaa ah mid ka mid ah musharixiinta ugu sareysa ee soo galeysa xiddiga Barcelona markii qandaraaskiisa uu dhacayo dhamaadka xilli ciyaareedka.

Paris Saint-Germain ayaa sidoo kale ka go’an inay soo jiitaan, laakiin istiraatiijiyadooda ayaa ka careysiisay Barcelona, halka City ay dulqaad badan tahay.

 

Wararka Ciyaaraha

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*