Home Wararka Ciyaaraha Maanta Man Utd, Chelsea, Juve iyo Bayern oo isha ku haya Dembele

Man Utd, Chelsea, Juve iyo Bayern oo isha ku haya Dembele

0

Kooxaha waaweyn ee reer Yurub ayaa isha ku haya garabka Barca ee Dembele.

Manchester United , Chelsea , Juventus iyo Bayern Munich ayaa dhamaantood isha ku haya xaalada qandaraaska Ousmane Dembele ee kooxda Barcelona , sida ay qortay Sport.

Ciyaaryahanka garabka ka ciyaara ee ku guuleystay Koobka Adduunka ee Faransiiska ayaa kaliya ku xiran kooxda ka dhisan La Liga ilaa 2022, 

Maamulka kooxda Barcelona ayaa ka caga jiidaya inay u ogolaadaan inuu galo 12ka bilood ee ugu dambeeya heshiiska.

Ciyaaro kala Soco Wararka Ciyaaraha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here