Man Utd, City oo u dhaqaaqaya saxiixa xiddiga Bayern Alaba

Photo/Alaba

Manchester United iyo City ayaa isku heysta David Alaba, iyagoo labaduba isku dayay saxiixa daafaca Bayern Munich.

Manchester City iyo Manchester United ayaa ku dagaalamaya saxiixa daafaca Bayern Munich David Alaba.

Alaba qandaraaskiisa Bayern wuxuu dhacayaa June 2021 waxayna labada koox ee Manchester ka dhisan ayaa lala xiriirinaa 28 jirka reer Austria.

Pep Guardiola ayaa tababare u ahaa 28 jirkaan intii uu joogay Bundesliga, laakiin City ayaa laga yaabaa inay tartan kale la gasho labada jeer ee ku guuleystay Champions League.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*