Manchester United iyo Chelsea oo daawanaya xiddiga qadka dhexe ee Monaco Aurelien Tchouameni

Loolanka loogu jiro ciyaaryahanka khadka dhexe ee AS Monaco Aurelien Tchouameni ayaa sii xoogeysanaya.

Da’yarka xiisaha badan ee reer France ayaa waxaa daawanaya kooxaha ugu waaweyn qaaradda Yurub.

Manchester United , Chelsea iyo Juventus ayaa dhamaantood isha ku haya horumarkiisa xilli ciyaareedkan. Inter Milan iyo AC Milan ayaa sidoo kale xiiseynaya.

21 jirkaan ayaa qandaraas kula jira Monaco ilaa xagaaga 2024 waxana wararka ugu danbeeyay ay sheegayaan labada kooxood ee Premier league ay daawanayaan xidigan.

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*