Man Utd oo Cadeysay Rajada kaliya ay ku heli karto Antony oo ka tirsan Ajax

Madaxda Manchester United ayaa doonaya inay meel kale ka raadiyaan xalka u dhaqaaqida weeraryahanka Ajax Antony.

United ayaa laga yaabaa inay ka quusato saxiixa xiddiga Ajax Antony, sida ay qortay Sky Sports .

United ayaa ilaa hadda ka rajo dhigin xidigan iyadoo kooxda heysata horyaalka Eredivisie ay dalbanayaan 68 milyan ginni saxiixa garabkooda.

Red Devils ayaa ka quusan doonta saxiixiisa xagaagan, haddii aysan dhicin mid ka mid ah labada arrimood ee xalka u arkaan.

kooxda ayaa dooneysa in xidiga Antony uu dhiibto codsiga wareejinta ee dib ugu soo celin karta wada xaajoodka.

Haddii kale, United ayaa xiiseyneysa inay ku soo laabato Antony haddii Ajax ay hoos u dhigto qiimaha ay ku dalbaneyso.

Wararka Ciyaaraha

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*