Home Horyaalka England Manchester City oo Barcelona kula Dagaalameysa Xidig ka tirsan Kooxda RB Leipzig

Manchester City oo Barcelona kula Dagaalameysa Xidig ka tirsan Kooxda RB Leipzig

0
Manchester City ayaa diyaar u ah in ay Barcelona kula dagaalanto bartilmaameedka suuqa kala iibsiga.

Citizens ayaa ku riixaysa inay kooxda Catalan kula tartanto saxiixa Dani Olmo xagaagan.

xiddiga RB Leipzig ayay u badan tahay inuu baxo ka dib markii uu wacdaro ka dhigay Euro 2024 sida ay Sheegtay Per Foot Mercato.

Olmo ayaa qeyb muhiim ah ka ahaa xulka Spain ee ku guuleystay tartanka, isagoo finalkii ku garaacay England.

Barca ayaa weli ah kooxda ugu cadcad saxiixiisa, laakiin Waxaa heysata arrimo dhaqaale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here