Home Horyaalka Ingiriiska Manchester City oo guul ka gaartay Arsenal, Raheem Sterling oo ka caawiyay

Manchester City oo guul ka gaartay Arsenal, Raheem Sterling oo ka caawiyay

0

Manchester city ayaa guul ka gaartay Kooxda Arsenal kulan ka tirsan Horyaalka Premier oo lagu ciyaaray Garoonka Arsenal.

Manchester City ayaana Hal gool uga badisay Kooxda Arsenal kaasi uu ka caawiyay Raheem Sterling.

Raheem Sterling ayaana goolka City dhaliyay ciyaarta oo socota 2 Daqiiqo oo kaliya iyadoo intaasi wixii ka danbeeyay ay kubada ay aheyd mid caajis ku jiro guud ahaan ciyaarta ayaana ku soo dhamaatay 0-1.

Manchester city ayaana 10 dhibcood ku qabatay Hogaanka Horyaalka Premier league iyadoo leh 59 dhibcood.

Maxaa Xiga

city ayaa kulankeeda Xiga la ciyaaridoonta Kooxda mönchengladbach Koobka Champions league Arsenal ayaa dhankeeda soo dhaweeneysa Kooxfa Benfica.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here