Manchester City oo guul ka gaartay Swansea City Iskana Xaadirisay Wareega 8-aad ee FA Cup-KA

Kooxda Manchester City ayaa guul muhiim ah ka gaartay Kooxda Swansea City taasi oo ka Caawisay in ay iska Xaadiriyaan Wareega Xiga ee Koobka.

Manchester City ayaana ku Dubatay Swansea City 1-3 gool waxana goolasha ka caawiyay Kyle Walker, Raheem Sterling iyo Gabriel Jesus Daqiiqadihii 30 aad, 47 aad iyo 50 aad ee Ciyaarta iyadoo Goolka Swansea City uu u dhaliyay M. Whittaker.

Manchester City ayaana hada u gudubtay Wareega 8-aad ee Koobka FA-Cup-ka iyadoo sugeysaa Isku aadka la sameenayo dhawaan.

Maxaa Xiga

Kooxda City ayaa kulankeeda Xiga la ciyaaridoonta Kooxda Tottenham Kulankaasi oo qeyb ka ah Horyaalka Premier league.

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*