Manchester United iyo Liverpool oo isku aaday Isku aadka Wareega 4-aad iyo 5-aad oo lasoo saaray

Waxa la soo saaray isku aadka wareega 4-aad ee tartanka FA Cup-ka kaas oo ay ka soo bexeen kulamo adag halka ay kooxaha waaweyn qaarkood ku aadeen kooxo yar-yar.

Kulanka ugu adag ayaa ah kulanka ay wada ciyaari doonaan kooxaha Man United iyo Liverpool kaas oo ah kulanka ugu adag ee wareega 4-aad.

Sidoo kale isla markaa waxa la sameeyay isku aadka wareega 5-aad ee tartanka FA Cup-ka iyada oo la raaciyay maadama aan la hayn wakhti isku aadka 5-aad lagu sameeyo.

wareega afaraad
Cheltenham v Manchester City
Bournemouth v Crawley
Swansea v Nott’m Forest
Manchester United v Liverpool
Southampton/Shrewsbury v Arsenal
Barnsley v Norwich
Chorley v Wolves
Millwall v Bristol City
Brighton v Blackpool
Wycombe v Tottenham
Fulham v Burnley
Sheffield United v Plymouth
Chelsea v Luton
Stockport/West Ham v Doncaster
Brentford v Leicester
Everton v Sheff Wed

 

wareega shanaad
Fulham/Burnley v Bournemouth/Crawley
Manchester United/Liverpool v Stockport/West Ham or Doncaster
Sheffield United/Plymouth v Millwall/Bristol City
Chorley/Wolves v Southampton/Shrewsbury/Arsenal
Barnsley/Norwich v Chelsea/Luton
Everton/Sheff Wed v Wycome/Tottenham
Swansea/Nott’m Forest v Cheltenham/Manchester City
Brentford/Leicester v Brighton/Blackpool

Source Goal.com

Wararka Ciyaaraha

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*