Home Horyaalka England Manchester United oo Arsenal kula Tartameysa Saxiixa Khadka Dhexe ee Real Sociedad

Manchester United oo Arsenal kula Tartameysa Saxiixa Khadka Dhexe ee Real Sociedad

0
Manchester United ayaa soo bandhigtay xiisaha ay u qabto ciyaaryahanka khadka dhexe ee Real Sociedad Martin Zubimendi.

Laacibka ku guuleystay Euro Euro ayaa bartilmaameed u ahaa Arsenal iyo Barcelona .

Si kastaba ha ahaatee, Telegraph ayaa sheegaysa in United ay hadda ku lug yeelanayso tartanka Xidigan.

Zubimendi ayaa kooxda Real Sociedad kula jira heshiis dhacaya xagaaga 2027.

Heshiiska ayaa lagu burburin karaa €60m.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here