Home Falanqeynta Kulamada Manchester United oo bar-bar dhac kala kulantay Kooxda West Bromwich Albion

Manchester United oo bar-bar dhac kala kulantay Kooxda West Bromwich Albion

0

Kooxda Manchester United ayaa bar-bar dhac 1 iyo 1 kala kulantay Kooxda West Bromwich Albion kulan ka tirsan Horyaalka Premier League.

Goolasha Kulankan ee labada dhinac waxaa kala dhaliyay Mbaye Diagne oo Daqiiqadii 2 aad ee ciyaarta hogaanka ka caawiyay West Brom iyo Goolka Bar-baraha uu dhaliyay Bruno Fernandes isla qeybta Hore Daqiiqadii 44-aad guud ahaan ciyaarta ayaana ku soo dhamaatay 1-1.

Bar-baraha ciyaartan ayaa ka dhigan in Manchester United ay soo gasho Booska 2-aad iyagoo 46 dhibcood la wadaaga Kooxda Leicester City.

Maxaa Xiga

Manchester United ayaa kukankeeda xiga booqandoonta Kooxda Real Sociedad kulan ka tirsan Europe League 18-ka Bishan.

Ciyaaro kala Soco Wararka Ciyaaraha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here