Home Warar Ciyaaraha Maanta Manchester United oo dhisaysa Garoon Cusub kana guureysa Old Trafford

Manchester United oo dhisaysa Garoon Cusub kana guureysa Old Trafford

0

MANCHESTER UNITED ayaa dhiseya Garoon Cusub aduun dhan £2billion oo gini halkii ay dib u horumarin lahayd garoonka hada.

Kooxda ayaa Qorsheeneysa in bisha December ay ku dhawaaqaan garoonka cusub oo qaadi doona 100,000, lana dhamaystiri doono 2030ka.

Kooxda ayaa safaro xaqiiqo raadin ah ku tagtay garoomo kale oo ay ka mid yihiin garoonka Bernabeu iyo Nou Camp ee dalka Spain oo labaduba dib u habeyn ballaaran lagu sameeyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here