Manchester United oo Heshiis cusub ka saxiixeysa labo Xidig oo kooxda ka tirsan

Kooxda Manchester United ayaa qorsheneysa in ay heshiis cusub oo hal sano ay gacanta u haliso labada xidig ee Cavani iyo Mata kuwaasi oo heesto heshiisyo sii dhamaanaya

Sida ay qortay Manchester Evening News Kooxda Manchester Uninted ayaa sameyn karta in ay heshiis min hal sano ah siiso labada xidig.

Dhawaan ayaa kooxda Manchester United loo soo jeediyay in ay ka faa’ideysato fursada Cavani ee kooxda madama uu xidigan soo bandhigay kubada heer sare ah mudada sanadka uu kooxda la joogo.

Juan Mata oo aan ciyaarin Xagaagan marka la eego Cavani ayaa kooxda sii joogi kara in uu u buuxiyo boosaska soo baxa madama kooxda ay tartan adag ugu jirto horyaalka.

Ciyaaro kala Soco Wararka Ciyaaraha

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*