Manchester United oo isha ku heysa Xidiga Caicedo

Photo/Getty Image

Manchester United ayaa dooneysa inay la soo saxiixato ciyaaryahanka khadka dhexe ee Ecuador Moises Caicedo oo ka socda Independiente del Valle suuqa kala iibsiga bisha Janaayo, sida ay qortay Manchester Evening News.

Red Devils ayaa dooneysa inay heshiis la gaarto 19 jirkaan si dhaqso leh si uu ula xiriiro iyaga sannadka cusub.

Caicedo ayaa kaliya 19 jirsaday bishii hore laakiin waxa uu saftay kulankiisii ​​ugu horeeyay ee Ecuador bishii October.

waxana uu ciyaaray afar kulan oo waa weyn, isaga oo ka bilaabay 4-tii kulan ee ugu dambeeyay ee is reeb-reebka koobka adduunka.

Wararka Ciyaaraha

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*