Manchester United oo ka Fakireysa Heshiis Labo Sano ah oo Ramos ku soo qaadato

Photo Reuters

Red Devils ayaa dooneysa daafaca Real si ay ugu xoojiso Kooxda inta ka dhiman xili Ciyaareedkan.

Manchester United ayaa, sida laga soo xigtay Calciomercato, waxay u furan tahay fikradda ah inay la saxiixato Sergio Ramos heshiis labo sano ah oo qaali ah.

Daafaca ku guuleystay Koobka Adduunka ayaan weli loo soo bandhigin heshiis kordhin uu ugu sii joogo Real Madrid.

Ramos ayaa ku biiri kara Suuqa xorta ah xagaagan haddii aan heshiis cusub laga gaarin Santiago Bernabeu.

Zinedine ayaa dhawaan sheegay In Daacafa Ramos laga Saxiixo Heshiis Deg deg ah inkastoo wali Kooxda ku dhaqaaqin

Wararka Ciyaaraha

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*