Home Horyaalka France Manchester United oo soo bandhigtay Qiimaha ay ku dooneyso Pogba

Manchester United oo soo bandhigtay Qiimaha ay ku dooneyso Pogba

0
Photo Getty

Man Utd ayaa dejisay qiimaha ay ku dooneyso ciyaaryahanka khadka dhexe ee Pogba hadii kooxda PSG ay markaasi u baahantahay

Iyagoo ku adkeysanaya joogitaanka xidigan ee Manchester United hadana Paris Saint-Germain ayaa dhoor jeer ku celisay xiisaha xidigan Paul Pogba.

Red Devils ayaa, sida laga soo xigtay Express Sport , waxay raadineysaa ku dhowaad 75 milyan oo euro ($ 101m) heshiis kasta oo ku lug leh khadka dhexe ee ku guuleystay Koobka Adduunka.

Heshiiska ayaa noqon kara in Kooxda PSG ay markaasi soo bandhigto Xidigo kale oo qeyb ka noqon kara heshiiska.

PSG ayaa horay u soo bandhigtay in helitaanka Pogba ee kooxda ay qeyb uga dhigi karto Xidigo muhiim ah si lacagta laga dhimo qeyb kamid ah.

Ciyaaro kala Soco Wararka Ciyaaraha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here