Manchester United oo u aragta Hannibal badelka Khadka Dhexe ee Pogba

Maamulka Manchester United ayaa wada qorshe fog oo ay ku doonayaan inay ku bedelaan Paul Pogba .

Iyadoo qandaraaskiisu uu dhacayo xilli ciyaareedkan, mustaqbalka Pogba ayaa weli ah mawduuca ugu weyn ee la isla dhexmarayo.

United ayaa weli ku rajo weyn inay heshiis cusub ka saxiixato Pogba, inkastoo ay jirto qorshe ay ku dooneyso inay ku beddesho xiddiga reer France.

The Athletic ayaa soo warineysa in maamulka United ay isku ku hayaan Hannibal oo badali kara booska Pogba ee kooxda U23 iyagoo raadinaya inay horumariyaan xiddiga reer Tunisia si ay ugu noqdaan bedelkooda No6.

Hannibal ayaa ka yimid AS Monaco  isagoo door muhiim ah ka ciyaaray  U23s isagoo ujeedkiisu yahay inuu ugu dambeyn ku biiro qeybta kooxda weyn.

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*