Manchester Unitedd oo dib u dhigtay go’aanka mustaqbalka Lingard

Manchester United  ayaa go’aansan doonta mustaqbalka Jesse Lingard ka dib kulankii FA Cup ee ay la ciyaareen Liverpool .

Lingard waxaa amaah ku doonaya kooxaha Newcastle United , West Brom iyo Sheffield United wuxuuna Ole Gunnar Solskjaer qiimayn doonaa marka uu ogaado aayihiisa kooxeed FA Cup.

Lingard, oo 28 jir ah, ayaa weli ka mid ah safka United, waxaana looga faa’ideysan karaa shax adag.

28 jirkaan ayaa ku dhibtooday ficil kasta oo isdaba joog ah 12kii bilood ee la soo dhaafay. 

Intii uu ku soo bilawday kulankii FA Cup wareega saddexaad ee  Watford , Lingard ayaan lagu soo darin safka koobaad ee aPremier Leagues sanadkii hore.

Wararka Ciyaaraha

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*