Home Horyaalka England Maqnaanshaha Bobby Clark ee kooxda Liverpool oo laga Warbixiyay

Maqnaanshaha Bobby Clark ee kooxda Liverpool oo laga Warbixiyay

0
Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Liverpool Bobby Clark ayaa la tacaalaya dhaawac dhabarka ah.

Da’da yar laguma arag tababarka kooxda ee ugu danbeeyay ee macalin Arne Slot. 

Liverpool Echo ayaa sheegtay in uu dhaawac dhabarka ah ka qabo isla markaana uu sameynayo tababar shaqsi ah oo ka baxsan kooxda ugu weyn.

Clark uma badna inuu ku biiro Liverpool safarkooda Mareykanka.

19 jirku ma ciyaarin tan iyo bishii April. Waxa uu ka caawiyay Liverpool inay ku guulaysato finalka Carabao Cup oo ay ka qaadeen Chelsea xilli ciyaareedkii hore.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here