Home Horyaalka Ingiriiska Marcos Alonso oo chelsea ka dalbanaya Sanad dheeri ah.

Marcos Alonso oo chelsea ka dalbanaya Sanad dheeri ah.

0

Daafaca wadanka spian iyo kooxda cheslea Marcos Alonso ayaa doonaya qandaraas cusub oo Chelsea ah xidiga Marcos Alonso ayaa rajeynaya inuu qandaraas cusub u saxiixo Chelsea sida ay shaaca ka qaaday The Sun.

30 jirkaan daafaca bidix ka ciyaara ayaa ka dhacay booskiisa Stamford Bridge intii uu ka hoos ciyaarayay Frank Lampard, laakiin wuxuu dib ugu soo laabtay safka hore ee markii uu shaqada qabtay tababare Thomas Tuchel.

Qandaraaska Alonso wuxuu dhacayaa 2023, laakiin wuxuu doonayaa 12 bilood oo dheeri ah in loogu sii daro waxaase la ogeen in chelsea ay ka aqbali doonto codsigiisa kooxda chelsea ayaa heysata dhowr xidig oo ku wanaagsan dhanka daafaca bidix.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here