Home Suuqa kala iibsiga Mauricio Pochettino oo bedelka Mbappe u arka harry kane.

Mauricio Pochettino oo bedelka Mbappe u arka harry kane.

0

PSG ayaa doonaysa in xidigeeda Mbappe hadii uu kooxda ka tago ay bedelkiisa ka dhigto weeraryahanka reer england harry Kane xill ciyaaredka Soo socda sida ay warineyso (The Mirror).

Xiddiga kooxdaTottenham kane ayaa laga yaabaa inuu dib ula midoobo macalinkiisii hore ee kooxda Totonham Mouricia Pochettino oo waqtigaan ah maamulaha kooxda reer France ee PSG.

Paris Saint-Germain ayaa u dhaqaaqi doonta Harry Kane si ay ugu buuxiso booska Kylian Mbappe hadii uu weeraryahanku ka tago xagaagan.

Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Faransiiska ayaa lala xiriirinayay inuu u dhaqaaqayo Real Madrid welina ma uusan kordhin qandaraaskiisa wixii ka dambeeya 2022 ayuu ku egyahay.

The Mirror ayaa qortay in Mauricio Pochettino uu eegi doono inuu la midoobo xidiga Tottenham Kane hadii ay waayaan xidigooda mbappe.

Ciyaaro kala Soco Wararka Ciyaaraha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here