Kooxda difaacaneysa Isbaanishka ayaa hadal ay soo saartay ku sheegtay Perez “inuusan soo bandhigin wax astaamo ah oo la xiriira Covid19
Tijaabada wanaagsan ee Perez ayaa timid ka dib markii tababaraha Real Madrid Zinedine Zidane uu isna tijaabo maray bishii hore.
Zidane wuxuu ahaa asymptomatic wuxuuna ku soo laabtay garoonka tababarka ee Madrid subaxnimadii Talaadada ka dib muddadii uu go’doomay.
Perez wuxuu ku jiraa waqtigiisii labaad ee madaxweynaha Real Madrid, kaasoo bilaabay 2009. Wuxuu sidoo kale mas’uul ka ahaa kooxda intii u dhaxeysay 2000 iyo 2006.
Bayaanka kooxda ayaa lagu yiri: Real Madrid waxay xaqiijineysaa in madaxweynahayaga Florentino Perez ay natiijo wanaagsan kasoo baxday kadib tijaabooyinka COVID-19 ee loo soo gudbiyey in kasta oo uusan soo bandhigin wax astaamo ah.