Home Horyaalada Kale Maxaa Kala Socotaa 25-ka Xidig oo da’yar ee Goolasha ugu badan ku...

Maxaa Kala Socotaa 25-ka Xidig oo da’yar ee Goolasha ugu badan ku lug yeeshay

0

Xiddiga da’da yar ee Manchester City ee Phil Foden ayaa ku biiray liiska ciyaartoyda ugu wanaagsan dunida ee da’doodu yar tahay, waxaana uu xagga hore kaga jiraa xiddigaha ugu shaqada badan.

20 jirkan ayaa xili ciyaareedkan fure u ahaa kooxda tababare Pep Guardiola oo uu ka mid yahay kuwa horseedka ugu ah guulaha, iyadoo bandhiggiisii ugu dambeeyeyna uu ahaa indho sarcaad uu ka dhigay kulankii Liverpool oo loo doortay xiddiga garoonka kaddib gool qurux badan oo uu ciyaarta kusoo xidhay.

Shabakdda Transfermarkt ayaa soo saartay qiimaynta ciyaartoyda ay da’doodu ka hoosayso 21 jirrada ee ugu wanaagsan 15ka horyaal ee waaweyn ee qaaradda Yurub, waxaanu Foden ka galay kaalinta 13aad, isagoo sameeyey 10 gool iyo lix caawimood.

Erling Haaland ayaa hoggaanka u haya xiddigan, waxaanu yahay mid aanay jirin cid gaadhi karaysa iyadoo uu xili ciyaareedkan shabaqa soo taabtay 22 jeer.

20  jirkan reer Norway ayaa ah mishiinka goolasha ay ka sugto Borussia Dortmund, waxaana iyadoo uu dhawr ciyaarood ku seegay dhaawac uu haddana u dhaliyey 22 gool iyo lix kale oo uu caawiye ka noqday.

Halkan kaga bogo 25ka ciyaartoy ee goolasha iyo caawinta ugu badan ku caawiyey kooxahooda:

=24. Dejan Joveljic (Wolfsberger) – 12

Da’da: 21

Goolasha: 9

Caawinta:  3

=24. Cody Gakpo (PSV Eindhoven) – 12

Da’da: 21

Goolasha: 9

Caawinta:  3

  1. Krepin Diatta (AS Monaco) – 12

Da’da: 21

Goolasha: 10

Caawinta:  2

  1. Florian Wirtz (Bayer Leverkusen) – 13

Da’da: 17

Goolasha: 7

Caawinta:  6

  1. Lois Openda (Vitesse) – 13

Da’da: 20

Goolasha: 8

Caawinta:  5

  1. Matheus Cunha (Hertha Berlin) – 14

Da’da: 21

Goolasha: 7

Caawinta:  7

  1. Jorgen Strand Larsen (FC Groningen) – 14

Da’da: 21

Goolasha: 8

Caawinta:  6

  1. Joao Felix (Atletico Madrid) – 14

Da’da: 21

Goolasha: 9

Caawinta:  5

  1. Amine Gouiri (Nice) – 15

Da’da: 20

Goolasha: 11

Caawinta:  4

  1. Moise Kean (Paris Saint-Germain) – 15

Da’da: 20

Goolasha: 14

Caawinta:  1

=14. Lassina Traore (Ajax) – 16

Da’da: 20

Goolasha: 8

Caawinta:  8

=14. Noni Madueke (PSV Eindhoven) – 16

Da’da: 18

Goolasha: 8

Caawinta:  8

  1. Phil Foden (Manchester City) – 16

Da’da: 20

Goolasha: 10

Caawinta:  6

  1. Danilo (FC Twente) – 16

Da’da: 21

Goolasha: 11

Caawinta:  5

  1. Silas Wamangituka (Stuttgart) – 16

Da’da: 21

Goolasha: 13

Caawinta:  3

  1. Moussa Diaby (Bayer Leverkusen) – 18

Da’da: 21

Goolasha: 8

Caawinta:  10

  1. Antony (Ajax) – 18

Da’da: 20

Goolasha: 9

Caawinta:  9

  1. Abdallah Sima (Slavia Prague) – 19

Da’da: 19

Goolasha: 14

Caawinta:  5

  1. Dominik Szoboszlai (RB Leipzig) – 20

Da’da: 20

Goolasha: 9

Caawinta:  11

  1. Christos Tzolis (PAOK) – 20

Da’da: 19

Goolasha: 13

Caawinta:  7

  1. Jadon Sancho (Borussia Dortmund) – 21

Da’da: 20

Goolasha: 8

Caawinta:  13

=3. Noa Lang (Club Brugge) – 21

Da’da: 21

Goolasha: 12

Caawinta:  9

=3. Darwin Nunez (Benfica) – 21

Da’da: 21

Goolasha: 12

Caawinta:  9

  1. Sekou Koita (RB Salzburg) – 26

Da’da: 21

Goolasha: 16

Caawinta:  10

  1. Erling Haaland (Borussia Dortmund) – 30

Da’da: 20

Goolasha: 22

Caawinta:  8

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here