Home Horyaalka Spain Maxaa kala Socotaa 5-ta Xidig ee ku fashilmay Real Madrid Kuwaasi oo...

Maxaa kala Socotaa 5-ta Xidig ee ku fashilmay Real Madrid Kuwaasi oo Qarash badan lagu maalgaliyay

0

Kooxda Real Madrid waa mid kamid ah Kooxaha ugu guulaha badan Yurub waxana jira xidigo badan oo soo maray kooxda kuwaasi oo ku fashilmay in ay muujiyaan booska laga rabay kadib qarash badan oo lagu qaatay.

Luka Jovic ayaana kamid ah xidigaha ku fashilmay kooxda Real madrid madama loo keenay in uu badalo Karim Benzema kooxda ayaana kula soo wareegtay 60m sanadkii 2019.

Hadaba Ciyaaro.com ayaa dib u eegeysa xidigaha ku fashilmay kooxda

1 Luka Jovic

2 Kaka

3 Jonathan Woodgate

4 Theo Hernandez

5 Eden Hazard

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here