Ad
Joan Laporta ayaa ku guulaystay doorashadii madaxtinimada ee Barcelona Axadii, taas oo u horseedi karta inuu hanto howlaha kooxda ilaa 2026
Blaugrana ayaa waxaa hareeyay khilaafyo dhowrkii sano ee la soo dhaafay, iyadoo ugu danbeyntii madaxweynihii hore Josep Maria uu ka tagay Shaqada kooxda xagaagii hore.
Ad
Ciyaaro.com ayaa dib u eegeysa Shanta saxiix ee ugu sareysa Barcelona intii uu madaxweynaha ka ahaa Joan Laporta:
5 Deco (2004 – 2008)
4 Samuel Eto’o (2004 – 2009)
3 Dani Alves (2008 – 2016)
2 Gerard Pique (2008 – )
1 Ronaldinho (2003 – 2008)