Maxaa kala socotaa Daafaca Dhexe ee Liverpool kaasi oo la hilmaamay

Xiddiga reer HollandVan den Berg ayaa ku soo biiray Reds isaga oo ah xiddig awood weyn leh sanadkii 2019, laakiin waxa uu ilaa haatan saftay kaliya 4 kulan oo waa weyn inkasta oo ay jirto dhibaato dhanka daafaca ah

Waxay ahayd nooca waxqabadka qeybta dhexe ee Virgil van Dijk uu jeclaan lahaa xidigan in uu qabto madama kooxda ay ku jirto dhaawacyo badan.

Tallaabada xigta ee Van den Berg ayaa dhab ahaantii noqon doonta heshiis amaah ah oo lagu fasaxo si uu u helo boos joogta ah.

Blackburn ayaa ka mid aheyd kuwa aadka u xiiseynayey, laakiin waxay doorteen inay la soo wareegaan ciyaaryahanka Everton Jarrad Branthwaite, halka Norwich ay laheyd indha indheeyaasha daawashadiisa ugu dambeysay.

Wararka Ciyaaraha

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*