Maxay tahay sababta liverpool ugu guuleysan saxiixa koulibaly iyo Klopp oo ka warbixiyey.

Klopp ayaa aad  uga xun kooxdiisa isla markaana ku guuldareysatay waxaana Liverpool ay koulibaly ku heli leheed hadii miiska ay saar laheyd lakiin qorshahaas ayeey ku guuldareysatay sida ay qortay (The Sun)

Maamulka Reds waxaa ay ku gacan seyreen qiimaha weyn ee daafaca Napoli taas oo ugu dambeyn ku qasabtay soo qaadashadiisaTababaraha Liverpool Jurgen Klopp ayaa ka carooday awoodiisa kooxda ee ah inuu heshiis u xiro Kalidou Koulibaly, sida ay qortay Sun.

Daafaca kooxda Napoli ayaa ahaa bartilmaameedka koowaad ee Klopp intii lagu jiray suuqa kala iibsiga bishii Janaayo, laakiin milkiilayaasha Liverpool ayaa diiday inay tixgeliyaan sababtoo ah qiimaha 100 milyan ginni ($ 138m) oo garbihiisa la saaray taas oo liverpool culeys ku noqotay.

 

Wararka Ciyaaraha

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*