Home Wararka Ciyaaraha Mbappe oo Codsi u diray Maamulka PSG Codsiga oo ku aadan...

Mbappe oo Codsi u diray Maamulka PSG Codsiga oo ku aadan Xidig Manchester City ah

0

Paris Saint-Germain waa inay u dhaqaaqdo saxiixa xiddiga Manchester City Bernardo Silva .

Waxaa talada siiyey xiddiga Kylian Mbappe .

Xiddiga reer France ayaa doonaya in uu kula midoobo saaxiibkiisii ​​hore ee Monaco garoonka Parc des Princes.

Per Fichajes, City ayaa dooneysa inay iibiso Silva, maadaama uusan helin xilli ciyaareedyadii ugu fiicnaa.

Tababare Pep Guardiola ayaa aad ula dhacsan Bernardo, laakiin waxa uu ku iibin doonaa qiimo sax ah si uu dib ugu maal galiyo kooxdiisa.

The Sun ayaa intaa ku dartay in PSG ay u dhaqaaqi doonto saxiixa Silva xagaaga.

Previous articleArsenal oo Cadeesay Bartilmaameedkeeda ugu horeeya ee suuqa Kala Iibsiga
Next articleTababaraha kooxda Barcelona ee Xavi  oo ammaan kala dul dhacay xiddigiisa Dembele

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here