Home Suuqa Kala iibsiga Mikel Arteta oo Ka Hadlay Xaalada daafaca Jurrien Timber iyo kulanka...

Mikel Arteta oo Ka Hadlay Xaalada daafaca Jurrien Timber iyo kulanka furitaanka Premier League ee ay Arsenal la ciyaareyso Wolves.

0

Mikel Arteta ayaa xaqiijiyay in daafaca Jurrien Timber uu taam u yahay inuu ka soo muuqdo kulanka furitaanka Premier League ee ay Arsenal la ciyaareyso Wolves.

Arsenal ayaa bilaaban doonta xilli ciyaareedka premier League iyaga oo la ciyaari doona kooxda Wolves

Kahor ciyaarta, wuxuu yiri: “Haa, isaga (Timber) wuxuu ku jiri doonaa kooxda berri.”

Timber ayaa si weyn ugu dhibatoonayay dhaawacyo isaga oo aan wax kulan ah u ciyaarin kooxda xilli ciyaareedkii hore.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here