Home Suuqa Kala iibsiga Mikel Arteta oo Shaaciyay in ay Samaynayaan Saxiix saacadaa ugu dambeeya...

Mikel Arteta oo Shaaciyay in ay Samaynayaan Saxiix saacadaa ugu dambeeya ee suuqa.

0

Tababaraa Kooxda Arsenal ee Mikel Arteta ayaa sheegay in ay suurtagaltahay in ay kooxdiisu samayso saxiix saacadaa ugu dambeeya ee suuqa.

Arsenal ayaa la aaminsan yahay in ay ka shaqaynayso saxiixa xiddiga kooxda celsea ee Rahaeem Sterling.

Arteta ayaa albaabka ka xidhi waayay in ay kooxdiisu samayso saxiix saacadaha ka dhiman suuqa kala iibsiga.

“Mar walba waa suurtagal, Saacadaha ugu dambeeya suuqa kala iibsiga, marnaba meesa haka saarin wax dhaca”ayuu Areta yidhi.

Kadib markii lagu riixay in uu ka hadlo Sterling ayuu yidhi”Waad ogtahay inaanan ka hadli karin ciyaaryahan kasta iyo xiddig aan kooxda joogin, Ka hadli maayo wax noocan oo kale ah.”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here