Modric wuxuu sameynayaa lacag dhimis si uu ugu sii nagaado Real Madrid.

Luko Modric ayaa sameynaya lacag dhimis si uu ula sii joogo Real madrid sida laga soo xigtay Mundo Deportivo Croatian waxuu rabaa inuu iska sii joogo Santiago Bernabeu sidoo kale Luka Modric ayaa soo bandhigay inuu lacag iska jaro si uu Real Madrid ula sii joogo.

Xidiga wadanka Croatia ayaa lagu wadaa inuu galo xidigaha sida bilaashka ah ku baxayaan xagaagan, isla markaana Blancos ma awoodi karto inay u soo bandhigto heshiis hagaagsan sababo ku saabsan cudurka faafa ee coronavirus.

Modric wuxuu diyaar u yahay inuu aqbalo dhimista mushaharka si uu ula sii joogo Madrid ugu yaraan hal xilli ciyaareed oo dheeri ah, isagoo xubin muhiim ah ka ahaa kooxda Zinedine Zidane mar kale 2020-21.

 

Fadlan Salaada Tuko Hadii la gaaray

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*