Home Warar Ciyaaraha Maanta Mohamed Salah oo sii wada wacdarihii uu dhigayay tan ilaa markii uu...

Mohamed Salah oo sii wada wacdarihii uu dhigayay tan ilaa markii uu ku soo biiray premier League.

0

Xiddiga Liverpool ee Mohamed Salah ayaa sii wada wacdarihii uu dhigayay tan ilaa markii uu ku soo biiray premier League.

Salah ayaa gool ka dhaliyay kooxda Man United kulan ka dhacay Old Trafford kana tirsanaa horyaalka premier League.

Goolka uu Salah ka dhaliyay Man United ayaa ah goolkii 10-aad ee uu kooxda kaga dhaliyay Old Trafford Tartamada oo dhan.

Mohamed Salah ayaa 9 kulan Man United kaga hor tagay Old Trafford waxana uu ka dhaliyay 10 gool.

Salah ayaa sidaas darteed noqday xiddigii 2-aad ee 10 gool iyo wax ka badan Man United kaga dhaliya Old Trafford tan ilaa Alan Shearer oo sidaas ku sameeyay garoonka Leeds United ee Ellan Road.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here