Home Horyaalka Ingiriiska Mourinho oo shaaca ka qaaday xidiga badali lahaa Keane oo dhaawacmay.

Mourinho oo shaaca ka qaaday xidiga badali lahaa Keane oo dhaawacmay.

0

Gareth Bale ayaa ku jira xilli muhiim ah mustaqbalkiisa Tottenham, sida uu sheegay Jose Mourinho Iyadoo Harry Kane uu wajahayo dhaawac canqawga ah Mourinho wuxuu u baahan yahay sida Bale oo amaah ugu jooga kooxda Real Madrid – si uu u soo kaco.

“Marka aad lumiso ciyaaryahan tayo leh oo Harry ah, ciyaartoy kale waa inay talaabo qaadaan oo ay rajeynayaan in Bale uu na caawin karo,” ayuu yiri Mourinho.

Weeraryahanka Totonham hotsbar harry Kane ayaa dhaawac canqawga ah ka soo gaaray guuldaradii ka soo gaartay Liverpool waxaana la filayaa in laga saaro isbuucyo badan mourinho ayaana fursad u siinaya Bale dhanka weerarka.

Spurs ayaa u safreysa Brighton fiidnimadii axada waxaana Mourinho uu qirtay shirkiisa jaraa’id ee ciyaarta ka hor in maqnaanshaha Kane ciyaartoy kale ay tahay inay ‘kor u qaadaan’ oo ay qirteen in 31 jirka ‘uu na caawin karo’ inkasta oo kaliya hal Premier League uu ku soo bilowday ilaa iyo haatan xilli ciyaareedkan.
 

 

Ciyaaro kala Soco Wararka Ciyaaraha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here