
Neymar oo ku soo laabtay Xulka Brazil kulankii ugu danbeeyay ayaa la arkayay isaogo isticmaalaya Farsamada uu isticmaalo Lionel Messi.
inta lagu jiray Garoonka ayuu Neymar isticmaalay Farsamada Lionel Messi si uu u farsameeyo Daafacyada Xulka South Korea.
Garsoore Clement Turpin ayaa dhex dhexaadiye ka ahaa kulankan Waxana uu la kulmay Farsamadan cajiib ah iyadoo Neymar uu kubada u soo qaatay dhanka Garsooraha kadibna ku Qiyaameyay Daafaca.
Muuqaal lasoo dhigay Baraha Bulshada ayaa muujinaya Lionel Messi oo dhoor mar sameeyay sidaasi oo kale.
Xiriirka FIFA ayaanan ka hadlay dhacdada oo aanan loo arkin wax weyn.
Be the first to comment