Neymar oo ku dhow Heshiis Cusub uu ku kordhinayo Qandaraaskiisa PSG

Photo/Getty Image

 

Superstar reer Brazil ayaa ku dhow in uu Qandaraas Cusub u Saxiixo Kooxda PSG oo wadahadalo kula jirta

Neymar ayaana ku dhow inuu ogolaado heshiis kordhinta kooxda Paris Saint-Germain , sida ay qortay Mundo Deportivo.

Ciyaaryahanka reer Brazil ayaa si aad ah loola xiriirinayay inuu ku laabanayo Barcelona waqtiyadii ugu danbeysay.

Neymar waxa uu haatan diyaar u yahay inuu qandaraas cusub u saxiixo France wixii ka danbeeya xagaaga 2022.

PSG ayaa wada Qorshe ay Kooxda dib boorka uga Jafeyso kadib Macalinka Cusub ee Dhawaan Magacaabeen.

Wararka Ciyaaraha

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*