Home Warar Ciyaaraha Maanta Norway Stale Solbakken oo Sheegay in Martin Odegaard uu dhaawacan yahay

Norway Stale Solbakken oo Sheegay in Martin Odegaard uu dhaawacan yahay

0

Tababaraha Norway Stale Solbakken ayaa aaminsan in Martin Odegaard uu dhaawacan yahay isla markaas ku dhawaacmay kulankii Arsenal ay barbaro 1-1 ah la gashay Brighton & Hove Albion axadii.

Ciyaaraha caalamiga ah ayaa joojiyay Premier League Mikel Arteta ayaana si dhaw ula socda xiddigaha kooxdiisa ee aaday waajibaadka xulalkooda.

Tababaraha Norway ayaa ka niyay Arsenal isaga oo sheegay in kabtanka kooxdu la dhibaatoonayo dhaawac.

“Waxa aan qabaa in uu dhaawacanyahay”ayuu tababaraha Norway yidhi.

Xulka Norway ayaa qiimayn doona xaalada xiddiga waxana laga yaabaa in uu ka boxo waajibaadka xulkiisa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here