Ozil oo wadahadalo kula jira kooxda DC United ee Mareykanka ka dhisan

Kubadsameeyaha reer Germany kana tirsan Arsenal ayaa ku sii jeeda MLS.

Mesut Ozil ayaa wadahadalo kula jira kooxda DC United sida laga soo xigtay Football.London .

Ciyaaryahanka khadka dhexe ayaa u muuqda mid ka tagaya ​​Arsenal oo mudo dheer keydka u fadhiyay iyadoo laga reebay kooxdii bilowga xilli ciyaareedka.

DC waxay u soo bandhigtay Ozil dhaqaalo “soo jiidasho leh” oo ay ku jirto awoodda uu ku ballaarin karo sumcadiisa gaarka ah Mareykanka.

Ozil ayaa maalmihii u danbeeyay waxaa loo badinayay in uu dib ugu soo laabanayo Kooxda Arsenal.

Ciyaaro kala Soco Wararka Ciyaaraha

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*