Home Wararka Ciyaaraha Pedro Porrob oo Dalab Lama filaan ah ka helaya Kooxda Barcelona ee...

Pedro Porrob oo Dalab Lama filaan ah ka helaya Kooxda Barcelona ee Dalka Spain

0
Ad

Barcelona ayaa si dhab ah isha ugu haysa dalab ay ka geeyaan daafaca dambe ee Sporting ee Pedro Porro

Wargeyska Record ayaa qoraya in Barca xariir la sameeyeen kooxda reer Portugal iyaga oo a xaal wareystay laacibka iyo qiimihiisa , waxaana sidoo kale Porro dooneysa kooxda Atletico Madrid .

Ad

Arintaan ayaa imaaneysa xilli dhanka kale la xusay in Tottenham ay ku horeeyaan baacsigiisa waliba hishiis hor dhac ah la gaareen laacibka balse waxa ay diidan yihiin bixinta 45 milyan oo ay dalbsaneyso kooxdiisa .

Barca xariir wacan ayay la leedahay Sporting waxa ayna damacsan yihiin in ay geeyaan dalab gaaraya 20 milyan oo eoro.

Barcelona ayaa wali ku dhibaatoonaysa daafaca Midig waxana ay xiddiga reer Spain ee Porro u aragtaa mid si weyn u xalin kara dhibaatada haysata kooxda.

Porro ayaa la aaminsanyahay in uu isaga tagayo kooxda Sporting Laakiin ilaa haatan ma cada kooxda uu ku biiri karo maadama ay kooxo badan doonayaan saxiixiisa.

Previous articleJuventus oo ku biirtay Xiisaha mid kamid ah Xidigaha loogu Xiiso badan yahay Premier league-ga
Next articleWararkii Ugu Dambeeyay Suuqa Kala Iibsiga Iyo Wargeysyada Maanta Oo Axad Ah 8-Da Janaury

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here