Home Warar Ciyaaraha Maanta Pep Guardiola Oo Erling Haaland Bar-Bar Dhgay Lionel Messi.

Pep Guardiola Oo Erling Haaland Bar-Bar Dhgay Lionel Messi.

0

Erling Haaland ayaa gool u dhaliyay Manchester City ciyaartii ay 2-0 kaga badiyeen Chelsea.

Xiddiga ayaa kaliya u baahday 2 xilli ciyaareed si uu u dhaliyo 91 gool.

Haaland ayaa haatan si toos ah ugu lug yeeshay 106 gool 100 kulan oo uu u saftay Manchester City.

Arintaas ayaa keentay in uu Pep Guardiola Xiddiga Haaland bar-bar dhigo Lionel Messi oo ah Halyeeyga Barcelona.

“91 gool 100 kulan oo uu u saftay Erling Haaland waa tirooyinka Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo kuwaas oo kubada xukumay 15-kii Sano ee ugu dambaysay”ayuu Yidhi.

“Ma garanayo sida uu u sameeyo; in uu dhaliyo 91 gool 100 kulan ee dalkan waa wax aan la rumaysan karin,” Guardiola ayaa ku daray.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here