Home Warar Ciyaaraha Maanta Pep Guardiola oo Laaday Kuri Markii laga dhaliyay Goolka Bar-baraha ee kulanka...

Pep Guardiola oo Laaday Kuri Markii laga dhaliyay Goolka Bar-baraha ee kulanka Arsenal

0

Pep Guardiola oo aad u cadhooday ayaa Kursiga laaday ka dib markii kooxdiisa Manchester City laga dhaliyay goolka bar-baraha ahaa.

Macalinka Kooxda City oo aan u baran Guul-darooyinka ayaa si caro ku dheehantay u laaday mid kamid ah kuraasta la fadhiisto iyadoo la arkayay macalinka oo kursiga laadaya daqiiqadii 22aad ee ciyaarta.

Manchester city ayaa heshay goolka Bar-baraha Daqiiqadii 98aad ee ciyaarta iyadoo lumisay Fursad dahabi ah madama Casaan la siiyay Xidiga Leandro Trossard ee kooxda Gunners.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here